Mast e recipe

1/2 cups of cornstarch or corn flour + 1 tablespoon of sugar + 1 1/4 cups of water. Make smooth batter. Cook in low to medium heat (stir continuously so not lumps are formed). Cook till you get shiny, thick paste like consistency. Pour in the sev maker machine. Do not let it get cold. Do this while hot. Press sev or noddles in the ice cold water. Store in fridge with water. Sev should be submerged in water. Use as needed (no need to cook again like we do for dry noddles or sev). If you want yellow color then you can add pinch of saffron or food color.

Waa ku mahadsan tahay faallada. Sactar, reexaan, kusbara, baqduunis waa carfis geedo ama caleemo ah oo cuntada lagu carfiyo. Kusbara waa kabsaro caleen, inta kale waa magacyo Carabi ah af-Soomaaligana waa isku mid. Sactarka Saoomaaliya daawo ahaan ayaa loo cabi jiray. Carabta cunooyin badan ayey ku karsadaan. Reexaanta suugada iyo biitsada ayaa lagu darsadaa. Baqduunis waa sida kabsao caleynta oo kale wax yar ayuu ka caleemo waaweyn yahay, annagana baqduunis ayaan u bixinay. Kuskus waa sida soor galleey oo kale oo sarreen laga sameeyey. Waxaa laga cunaa Morooko, Aljeeriya, Tuunis iyo Liibya. Xumus waa nooc digir, inta la kariyo ayaa la shiidaa. Carabaha iyo Bariga dhexe oo dhan ayaa laga cunaa. Bulgur waa sarreen la jejebshay Carabta iyo Tukida ayaa isticmaalaan. Carabta waxay ka sameeyaan Kibbeh wax la yiraahdo. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa sida loo sameeyo. Haddaad wax kale u baahan tahay nala socodsii.

Mast e recipe

mast e recipe

Media:

mast e recipemast e recipemast e recipemast e recipemast e recipe